Madaxweyne Xaaf oo bilaabay dhaqan galinta amar uu dhowaan soo saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa booqday waaxda dhul bixinta Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa bilaabay qaadashada waraaqda lahaanshaha dhul uu halkaas ku leeyahay kaasoo si toos ah ay ugu sharciyeysay waaxda dhul bixinta dawladda hoose ee Gaalkacyo waxa uuna shacabka reer Gaalkacyo uu ugu baaqay in ay dhulalkooda … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo bilaabay dhaqan galinta amar uu dhowaan soo saaray (Sawirro)